'Hooyadeey waxaa loo sheegay inaan ku dhiman doono laba toddobaad gudahood' - BBC News Somali (2024)

'Hooyadeey waxaa loo sheegay inaan ku dhiman doono laba toddobaad gudahood' - BBC News Somali (1)

Xigashada Sawirka, ZENA AKUWA - INSTRAGRAM

Waxay ahayd habeen caadi ah oo la mid ah habeenada kale, iyadoo sariirta ku jirta gabadh shan jir ah oo aan naafo ahayn ayaa sariirta ku jirtay waanay hurdeysay, si lama filaan ah ayay u soo kacday si ay musqusha u gasho.

Waxa la yaab lehayd, Zena Akuwa, wey istaagi weysay wayna adkaysan wayday oo waxay go'aansatay inay caawinaad weydiisato hooyadeed.

"Hooyaday ayaan wacay si ay ii soo qaado, laakiin iyadoo og inaan ahay gura-dambeyska xaafadda ayay igu tiri 'iska daa oohinta’ oo suuliga gal, waan istaagay oo aan dhacay", ayay tiri Zena.

“Waxaan lumiyay awoodii aan ku istaagi lahaa, lugahaygu gabi ahaanba way daciifeen. Qof walba wuu yaabay xitaa maan fahmin waxa igu dhacaya, waan istaagay oo waxaan dareemayay inaan lugo leeyahay” ayay sii sharaxay.

Waalidkii oo yaaban ayaa go'aan ku gaaray in la geeyo isbitaalka kuwaas oo aad uga walwalsan sidii ay xal ugu heli lahaayeen arrinta ku dhacday.

'Waxaan miyir daboolmay markii aan joognay Mlimba Morogoro, markii aan soo toosay waxaan isku arkay anigoo ku sugan isbitaalka qaranka ee Muhimbili ee Dares Salaam'.

Baaritaano ka dib, waxa la ogaan kari waayey halka uu ka yimid dhibka Zena maadaama xaaladeedu is beddelayso oo ay gaartay heer indho beel ah.

Xaalada Zena ayaa gaartay heer ay xitaa dhakhaatiirtu ka quustaan badbaadadeeda.

"Waxaa jira dhakhtar u sheegay hooyadeed in ay suurtogal tahay in toddobaad ama laba toddobaad gudahood uu ilmahaagu dhinto sababtoo ah xitaa ma fahmi karno waxa dhibaatadan tahay".

“Hooyaday waxa ay aad ugu dadaashay xal u helida mushkiladayda. Waxay ku dhibaatootay cisbitaalada, masaajidada iyo kaniisadaha ilaa inta aan bogsanayo", ayay tiri Zena.

Waana markii uu safarkii naafanimada bilaabmay, waxa ay noqotay qof meel walba loo qaado.

Waxaa ka luntay rajadii ay ku noolaan lahayd, waa ay ka quusatay oo ma aysan fahmin waxa socda. Iyada oo kaashanaysa dhakhaatiir ayay dib u heshay arageeda.

"Indhaha ayaan kala qaaday, miyirkuna wuu ii soo noqday, waxa ugu horreeya ee aan ku iri hooyaday waxay ahayd inaan waydiisto c*nto, malaha waa sababta aan u jeclahay inaan wax badan kariyo", ayay tiri Zena iyadoo dhoola cadeynaysa.

'Hooyadeey waxaa loo sheegay inaan ku dhiman doono laba toddobaad gudahood' - BBC News Somali (2)

Xigashada Sawirka, ZENA AKUWA - INSTRAGRAM

Noolosha naafanimada

"Waalidkay iyo walaalahay way i jeclaayeen oo way i xanaanayn jireen, aabbahayna wuxuu sharci ka dhigay in haddii walaalahay ay doonayaan inay tamashle tagaan, ay i kaxeeyaan."

Waxa ay taas ku macneeysay: "Run ahaantii waxaa jirtay mar aan damcay in aan u ciyaaro oo aan u noolaado sida caruurta kale balse hooyaday ayaa iga joojisay oo igu tiri ha tagin adiga bannaanka sababtoo ah naftadaada ayaad wax yeelaysaa, waxa aan arkay in ay i jeceshahay oo ay i ilaalinayso si aanan u dhaawacmin''

“Mararka qaar waxa ay iga hor istaagi jirtay in aan dadka dhex galo, iyada oo markaas ka taxadareysa nolosheyda iyo jacayl ay ii qabto balse ka dib markii ay hooyadeed dhimatay, Zena waxa ay sheegtay in ay aragtay midabada dhabta ah ee dunida.

"Waalidkey aad bay ii jeclaayeen, iima ogolayn inaan la kulmo qof qas wada ah, hadduu qof magac xun iigu yeero, ima soo gaari jirin ee hooyaday ayaa halkaas ku dhammeyn jirtay, markii ay dhimatayse waan wareeray".

Waxa ay sheegtay in aanu haba yaraatee aqbalin nafteeda, xitaa in sawirro ay soo galiso baraha bulshadu ku wada xiriirto waa ay ka baqi jirtay, sidoo kale ka qayb galka aroosyada ama meelaha la isugu yimaado kuma dhiirran jirin. Waxa ay go’aansatay in ay dunida ka go’odo.

"Maalin uun baan go'aansaday, waxaan iri maanta keligay baan baxayaa oo keligay baan fuulayaa gaariga, waxaana rabaa inaan xeebta aado"

“Arrinta waxay ka bilaatay baskii aan raacayay oo kirishbooyga gaariga ayaa igu yiri dhaqso u fuul gaariga sababtoo ah dad kale ayaa raba inay raacaan gaariga.”

Intii ay xeebta ku sugnayd, waxay aad ugu riyaaqay neecawda badda, fikirradeheena markiiba way is beddeleen.

Waxa ay fursad u heshay in ay barato c*ntooyinka ka dib markii ay maqashay xayeysiis ah in barashada ay bilaash u tahay dadka naafada ah.

'Hooyadeey waxaa loo sheegay inaan ku dhiman doono laba toddobaad gudahood' - BBC News Somali (3)

Xigashada Sawirka, ZENA AKUWA - INSTRAGRAM

Waa tuma Zena Akuwa?

Zena Akuwa, waa 30 jir loo garan ogyahay Chef Zenny waa ilmaha ugu yar qoys ka kooban lix carruur ah.

Zena waa khabiir ku takhasustay karinta c*ntooyinka kala duwan oo ay ku jiraan c*ntooyinka badda sida prawns iyo kalluunka kale, c*nto fudud iyo c*ntooyin kale.

Sidoo kale waa qoraaga buugaagta c*nto karinta oo ay ka buuxaan aqoonta noocyada kala duwan ee c*ntooyinka.

Iyada oo adeegsanaysa bogaggeeda baraha bulshada, waxa ay sidoo kale ku bixisaa waxbarasho ku saabsan cunista cunnada dheeli tiran ee caafimaadka leh sida cunista c*ntooyinka xakameeya sonkorta jirka, ka warqabka jidhkaaga iyo qorshaynta c*ntooyinka.

Waa aasaasaha Parachef, oo ah machad dadka naafada ah oo ku lug leh c*nto karinta kala duwan, waxay sidoo kale bixiyaan tababar c*nto karinta dadka naafada ah. Waxa ay aasaastay machadka ka dib markii marar badan laga diiday shaqada.

'Hooyadeey waxaa loo sheegay inaan ku dhiman doono laba toddobaad gudahood' - BBC News Somali (2024)
Top Articles
Iron Mountain Warehousing and Logistics
Iron Mountain Incorporated (NYSE:IRM) Sees Significant Increase in Short Interest
Bolongaro Trevor Backpack
Greet In Cheshire Crossword Clue
Episode 163 – Succession and Legacy • History of the Germans Podcast
Immobiliare di Felice| Appartamento | Appartamento in vendita Porto San
Joann Ally Employee Portal
Warren County Skyward
Understanding Pickleball Court Dimensions: Essential Guide
Whmi.com News
Jinx Manga Vyvy
Nissan 300Zx For Sale Craigslist
5 high school boys cross country stars of the week: Sept. 13 edition
Leaf Blower and Vacuum Vacuum Hoses
Amazing Lash Bay Colony
Bootyandthebeast69 Swap
2021 Lexus IS 350 F SPORT for sale - Richardson, TX - craigslist
KMST ver. 1.2.178 – Tallahart & the Long Awaited Balance Patch!
Covenant Funeral Service Stafford Obituaries
Frederik Zuiderveen Borgesius on LinkedIn: Amazingly quick work by Arnoud💻 Engelfriet! Can’t wait to dive in.
Dr. Katrina (Katrina Hutchins) on LinkedIn: #dreambig #classof2025 #bestclassever #leadershipaugusta
Liquor Barn Redding
Weather Underground Shaver Lake
Guide:How to make WvW Legendary Armor
Stellaris Remove Planet Modifier
Los Garroberros Menu
Resident Evil Netflix Wiki
Ethos West Mifflin
Dr Yakubu Riverview
Trivago Hotels Austin
What Is a Homily? | Best Bible Commentaries
Cbs Scores Mlb
Sdsu Office Of Financial Aid
Weather Tomorrow Hourly At My Location On Netflix Movies
Voyeur Mature Bikini
Franco Loja Net Worth
Mesmerized Nyt Crossword
Rs3 Bis Perks
Studentvue Paramount
Craigslist Creative Gigs
Ihop Ralph Ave
CDER - UTENLANDSKE og NORSKE artister
Desi Cinemas.com
Us 25 Yard Sale Map
Inside Dave Grohl's past love life and cheating scandals
Fifty Shades Of Gray 123Movies
5613192063
Breckie Hill Shower Gif
Loredana Chivu, despre operațiile făcute la clinica anchetată: "Am fost la un pas de moarte"
Restored Republic January 20 2023
James in Spanish | Spanish to Go
Munich Bavaria Germany 15 Day Weather Forecast
Latest Posts
Article information

Author: Margart Wisoky

Last Updated:

Views: 6457

Rating: 4.8 / 5 (78 voted)

Reviews: 85% of readers found this page helpful

Author information

Name: Margart Wisoky

Birthday: 1993-05-13

Address: 2113 Abernathy Knoll, New Tamerafurt, CT 66893-2169

Phone: +25815234346805

Job: Central Developer

Hobby: Machining, Pottery, Rafting, Cosplaying, Jogging, Taekwondo, Scouting

Introduction: My name is Margart Wisoky, I am a gorgeous, shiny, successful, beautiful, adventurous, excited, pleasant person who loves writing and wants to share my knowledge and understanding with you.